Abdijaliil Show

Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed

Abdijaliil Show

Show Notes

Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed

Martida barnaamijka waa "Muniir Sheikh Ahmed" — Maamulaha guud ee BBS Mall, agaasimihii hore ee National Bank of Kenya, iyo khabiir ka soo shaqeeyay bangiyo iyo shirkado caalami ah sida Standard Chartered Bank, PwC, iyo xarumo dhaqaale oo ku kala yaal London, Johannesburg, iyo Nairobi.Mowduuca barnaamijka:Maamulka & Maaliyadda.Muniir waxaa uu ila wadaagay 27 sano oo khibrad ah gaar ahaan adduunka maaliyadda iyo maamulka.

Waxaanu diiradda saarnay "7" qeybood oo qoto dheer:Qeybta 1: Safarka Nololeed & Hoggaaminta Qeybta 2: Hoggaaminta Casriga ah & Maamulka. Qeybta 3: Teknoolojiyada & Hal-abuurka Qeybta 4: Waayo-aragnimo & Casharro Nololeed Qeybta 5: Go’aan-qaadasho, Koox-dhisid & Anshax Qeybta 6: Geeska Afrika & Mustaqbalka Dhaqaalaha Qeybta 7: Talo & Dhiirrigelin

More from Abdijaliil Show

Sep 25, 2026

NAXARIISTA ALLE SWT JANNADA IYO NIMCOOYINKA UU ALLE U DIYAARIYEY AHLUL-JANNAHA

Sep 14, 2026

Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?

Sep 9, 2026

Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay

Sep 8, 2026

“Guurku Waa Naf-Hurnimo” | 35 Sano Guur, 35+ Sano Saxaafad & 100 Dal | Cabdisalaan Hareeri

Aug 21, 2026

Technology Masterclass|Software Engineering, Security, DevOps, GitHub iyo AI.Halkaan Ka Bilow!

See all episodes →