Abdijaliil Show

Fahamka Caalamka: Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida โ€” Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Adduunka

Abdijaliil Show

Show Notes

๐…๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š โ€“ ๐†๐ž๐จ๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐œ๐ฌ & ๐—๐š๐๐š๐š๐ซ๐š๐ ๐š๐ก๐š๐š๐งTaarikhda iyo xadaaradda Shiinaha si koobanSidee Shiinuhu uga soo baxay qarnigii dulaysiga una noqday awoodda labaad ee dunida?Waa maxay falsafadda ku qotonta xadaaradda Shiinaha?Doorka uu Shiinuhu ku leeyahay juquraafiga siyaasadeed ee dunida maanta๐…๐š๐ก๐ฆ๐ข๐๐๐š ๐†๐ž๐จ๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐œ๐ฌ: ๐‘๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ค๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐๐ค๐šTaarikhda Ruushka si koobanMaxaa Ruushka mar walba kahor keena Reer Galbeedka?Maxaa sababay dagaalka Ruushka & Ukraine?Xidhiidhka Shiinaha iyo Ruushka.Sidee Putin u fekeraa?๐ˆ๐ฌ๐›๐š๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ง๐ข๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š Dunidu maanta halkee ku socotaa?Sidee ayay isbadalka dunidu inoogu saameysay doontaa?Arrinta Somaliland iyo ictiraafka Netanyahu: maxaa sababay, ujeeddadiisuna maxay tahay?Abraham Accords โ€“ maxaan ka naqaan?Somaliland ma heli doontaa ictiraaf caalami ah?Maxay Imaaraadku Qeyb ugu yihiin xasad walbo oo Gobalka ka taagan?Isbarbardhigga maamuladii kala duwanaa ee SoomaaliyaMaxaa ka dhexeeya Soomaalida iyo Yemen ee dagaalladu u wada saameeyaan?Mustaqbalka Soomaaliya 10-ka sano ee soo socda๐†๐ฎ๐ง๐š๐š๐ง๐š๐:Maxaa la gudboon jiilka maanta jooga dunidan isbeddelaysa?

More from Abdijaliil Show

Sep 25, 2026

NAXARIISTA ALLE SWT JANNADA IYO NIMCOOYINKA UU ALLE U DIYAARIYEY AHLUL-JANNAHA

Sep 14, 2026

Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?

Sep 9, 2026

Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay

Sep 8, 2026

โ€œGuurku Waa Naf-Hurnimoโ€ | 35 Sano Guur, 35+ Sano Saxaafad & 100 Dal | Cabdisalaan Hareeri

Aug 21, 2026

Technology Masterclass|Software Engineering, Security, DevOps, GitHub iyo AI.Halkaan Ka Bilow!

See all episodes โ†’