
Show Notes
Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda. Waxaan ka hadalnay:Dagaalka ka dhaxeeya Idil Barkhad iyo jacaylkaSababta heesaha murugada ahi u taabtaan bulshadaDhacdo xiiso leh oo la xidhiidha codkeeda xabeebta lehQalliinkii 2016 ee saameeyay nolosheedaXusuusta Aabbaheed (2014)Nolosha hooyonimada & farxaddeeda qarsoon𝐖𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐖𝐀𝐍 𝐇𝐄𝐄𝐒𝐈𝐇𝐈𝐈 𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐐𝐎𝐓𝐎 𝐃𝐇𝐄𝐄𝐑 𝐔 𝐅𝐀𝐋𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍𝐀𝐘:“Beer Dumar”“Mililico”“Beerlaxowsi”“Jano”“Hello (Ma i Maqleysaa?)”“Wiilashii Indhaheygow”Haddii aad tahay qof jecel:Fanka SoomaaliyeedSheekooyin dhab ahMurugo, hammi & bogsiinRiyooyinka haweenka Soomaaliyeed
More from Abdijaliil Show
NAXARIISTA ALLE SWT JANNADA IYO NIMCOOYINKA UU ALLE U DIYAARIYEY AHLUL-JANNAHA
Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?
Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay
“Guurku Waa Naf-Hurnimo” | 35 Sano Guur, 35+ Sano Saxaafad & 100 Dal | Cabdisalaan Hareeri
Technology Masterclass|Software Engineering, Security, DevOps, GitHub iyo AI.Halkaan Ka Bilow!