
Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla
EACON PodcastShow Notes
Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Maxamed Isxaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Calamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.Waxaan ku falanqeyn doonnaa Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla, iyo qodobo kale oo muhiim u ah la falgalka bulshada bariga afrika.
More from EACON Podcast
𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 – 𝐄𝐀𝐂 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika, gaar ahaan waxa uu yahay Midowga Kastamyada (Customs Union) iyo sida uu u saameyn karo ganacsiga dalka. Waxaan ku falanqeyneynaa halka ay Soomaaliya ka mareyso hirgelinta heshiisyada EAC, iswaafajinta sharciyada kastamyada, fursadaha u furmaya ganacsatada, iyo caqabadaha ka hor imaan kara isdhexgalka dhaqaale ee gobolka.Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Mohamed Isak Fatir, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.#EACPodcast #Soomaaliya #MidowgaKastamyada #Ganacsi #IsdhexgalGoboleed
EAC Podcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faa’iideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.