
Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrik ee Midowga Kastamyada (Customs Union)
EACON PodcastShow Notes
πππ₯πͺππππ ππππ β πππ ππ¨ππππ¬π Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika, gaar ahaan waxa uu yahay Midowga Kastamyada (Customs Union) iyo sida uu u saameyn karo ganacsiga dalka. Waxaan ku falanqeyneynaa halka ay Soomaaliya ka mareyso hirgelinta heshiisyada EAC, iswaafajinta sharciyada kastamyada, fursadaha u furmaya ganacsatada, iyo caqabadaha ka hor imaan kara isdhexgalka dhaqaale ee gobolka.Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Mohamed Isak Fatir, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.#EACPodcast #Soomaaliya #MidowgaKastamyada #Ganacsi #IsdhexgalGoboleed
More from EACON Podcast
Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Maxamed Isxaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Calamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.Waxaan ku falanqeyn doonnaa Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrika,canshuuraha, fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla, iyo qodobo kale oo muhiim u ah la falgalka bulshada bariga afrika.
EAC Podcast, waa madal lagu falanqeyn doono fursadaha Bulshada Bariga Afrika ee aan dhowaan ku biirnay iyo sida aan bulsho ahaan uga faaβiideysan karno suuqa ballaaran ee Bariga Afrika.